Wasiirka Cadaalada Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Tagay Magaalada Saylac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaalada Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Tagay Magaalada Saylac
April 4, 2018 - Written by Reporter:

Saylac (W,N)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo Wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa maanta Safar shaqo ku tagay Magaalada Saylac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Bj42rmzrUeo

COMMENTS
LINKS