Wasiir Saleeban Cali Koore Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Cali Sandule Iyo Baashe Cali Jaamac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Saleeban Cali Koore Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Cali Sandule Iyo Baashe Cali Jaamac
April 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa uu Jawaab adag ka bixiyay Hadalo ka soo yeedhay Siyaasiyiinta Cali Sandule Iyo Baashe Cali Jaamac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/6bEN8B3fEwY

COMMENTS
LINKS