Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland isla markaana ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye ayaa waxa uu ka hadlay Khilaafka maalmihii u danbeeyay ka dhex jira xisbiga Waddani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/SaejUECyLxo