Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Qabatay Kulan Lagu Lafa Gurayo Xeerka Shaqaalaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Qabatay Kulan Lagu Lafa Gurayo Xeerka Shaqaalaha
April 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland oo maalmihii ugu danbeeyay waday kulamo lagu lafa gurayo sidii dib u eegis loogu samayn lahaa xeerka Shaqaalaha iyo Loo shaqeeyaha ayaa maanta waxa ay kulan la qaadatay Shaqaalaha Waxyaha kala duwan ee Wasaarada iyo Hay’addaha ay wada shaqaynta leeyiin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS