|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg-Dega-Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.
April 9, 2018 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Alle Ha U naxariistee Waxaa Goordhaweyd Ku Geeriyooday Gudaha Caasimada Hargeisa Xildhibaan ibraahim Axmed haybe Oo ka Tirsanaa golaha Wakiilada Somaliland kana mid ahaa Siyaasiyiinta Ku Abtirsada Xisbiga Kulmiye. Xildhibaan Ibraahim Axmed haybe ayaa ahaa Xildhibaanada Deegaan ahaan Laga Soo doorto gobolka Gabiley. Alle ha u Naxariistee Marxuumka Ayaa Lagu aasi Doonaa Maalinta Bariito ah Gudaha Caasimada hargeisa. Si Ay Noo Xaqiijiyeen Qaar Kamida Ehelada Marxuumku.
Related posts:Koomiinshanka Doorashoyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga Ay Dhacayso Doorashada Baarlamanku DAAWO;-Fagaaraha Beerta Xoriyada Caasimada Hargaysa Iyo Isku soo Baxa Shacabka Udiyaar Garoobaya Xus... DAAWO; Heesta Xulashada Caawa Iyo Fanaaninta Codadka Dahabiga ah Leh Khadra Daahir Cige Iyo Xasan Aa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|