War Deg Deg Ah: Mudaharaad Rabshado Wata Oo Lagaga Soo Horjeedo Xukunka Buurmadow Oo Ka Dhacay Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Mudaharaad Rabshado Wata Oo Lagaga Soo Horjeedo Xukunka Buurmadow Oo Ka Dhacay Burco
April 27, 2018 - Written by Reporter:

Burco (W,N):- Mudaharaad xoogan oo Rabshado wata oo lagaga soo horjeedo Xukunka Boqor Buurmadow ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

 

Ilaa iyo hada lamo oga khasaaraha ka dhashay Mudaharaadka iyadoo lagu soo waramayo in ay isku dhaceen Dadkii Mudahaardka dhigayay iyo Ciidamada Boolisku waxaana la sheegaya in Xabsiga loo taxaabay Wariyeyaal badan oo goobta uu Mudaharaadku ka dhacay ku sugnaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/mn54nYRJSAU

COMMENTS
LINKS