|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Mudaharaad Rabshado Wata Oo Lagaga Soo Horjeedo Xukunka Buurmadow Oo Ka Dhacay Burco
April 27, 2018 - Written by Reporter:Burco (W,N):- Mudaharaad xoogan oo Rabshado wata oo lagaga soo horjeedo Xukunka Boqor Buurmadow ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.
Ilaa iyo hada lamo oga khasaaraha ka dhashay Mudaharaadka iyadoo lagu soo waramayo in ay isku dhaceen Dadkii Mudahaardka dhigayay iyo Ciidamada Boolisku waxaana la sheegaya in Xabsiga loo taxaabay Wariyeyaal badan oo goobta uu Mudaharaadku ka dhacay ku sugnaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/mn54nYRJSAU Related posts:DAAWO ; Suldaanka Guud Ee Beelaha Samaroon Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Borama Kuna Dhawaaqay Xi... Ciidamada Booliska Magaalada Hargaysa Oo Xidhay Dad lagu Eedeeyay Inay Foojari-Galiyeen Buuga Caafim... “Dhulkan Waxaa Nagu Haysta Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Inamada Uu Abtiga U yahay”Cabashada Boqolaal Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|