|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg ah: Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Xukuumadiisa
April 1, 2018 - Written by Reporter:Taariikh: 01/04/2018 WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-70/042018 uu ku magacaabay 24 Masuul.
Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go’aamiyey;
In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:
[
Masuuliyiinta aan xilka ka qaaday waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii shaqo, muddadii ay xilka Qaranka hayeen.
ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Related posts:DAAWO;-Muj Cali Guray Oo Ka Hadlay Taariikhdii Muj Lixle, Kuna Sifeeyay In Uu Ahaa Astaantii Halgank... Dawlada Maraykanka Oo Sheegtay Inay Xannibaad Kusoo Rogayso Masuuliyiinta Somaaliya Ee Ku Lugta Leh ... Daawo:Waraysi Xaasaasi ah Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Ismaacil Hure Buubaa COMMENTS
|
LINKS
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|