War Deg Deg Ah Daawo: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Hada Xaqiijiyay Xadhiga Buurmadow Iyo Waxa Uu Ku Eedaysan Yahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Daawo: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Hada Xaqiijiyay Xadhiga Buurmadow Iyo Waxa Uu Ku Eedaysan Yahay
April 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Af-hayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Faysal Xiis oo hada warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu Xaqiijiyay Xadhiga Boqor Cismaan Buurmadoow iyo Danbiga uu u eedaysan yahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS