Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Caawa Gaadhay Magaalada Ceerigaabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Caawa Gaadhay Magaalada Ceerigaabo
April 23, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo mudooyinkii u danbeeyay Safar ku marayay qaar ka mid ah Gobolada Dalka ayaa waxa uu Caawa gaadhay Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag waxaana Waftigan soo dhaweeyay Maamulka iyo Masuuliyiinta Gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS