|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waajib Ma Aha In Madaxwayne Muuse Biixi Wareejiyo Xilka Gudoomiyenimo Ee Kulmiye”..Xildhibaan Rayte
April 12, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Rayte oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu markii ugu horaysay sheegay in Madaxwayne Muuse Biixi aanay waajib sharci ah ku ahayn in uu wareejiyo Gudoomiye-nimada Xisbiga Kulmiye.
Sidoo kale Xildhibaan Rayte waxa uu sheegay in Doorashada ka hor aanu jirin sharci lagu heshiiyay oo ku saabsan mudo cayiman oo Madaxwaynuhu ku wareejinayo Gudoomiyenimada Kulmiye.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“Hadafka Iyo Himilada Siyaasiga Ah Ee Aniga I Gagaa Kuma Salaysna Kursi Doon Iyo Inaan Kala Xusho Xi... Maayarka Magaalada Ceerigaabo Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Diriray Deegaano Katirsan Gobolka Tog... DAAWO; Muj Cali Guray Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid Muxuuse Ugu Yeedhay? COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|