|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waajib Ma Aha In Madaxwayne Muuse Biixi Wareejiyo Xilka Gudoomiyenimo Ee Kulmiye”..Xildhibaan Rayte
April 12, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Rayte oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu markii ugu horaysay sheegay in Madaxwayne Muuse Biixi aanay waajib sharci ah ku ahayn in uu wareejiyo Gudoomiye-nimada Xisbiga Kulmiye.
Sidoo kale Xildhibaan Rayte waxa uu sheegay in Doorashada ka hor aanu jirin sharci lagu heshiiyay oo ku saabsan mudo cayiman oo Madaxwaynuhu ku wareejinayo Gudoomiyenimada Kulmiye.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Xanuunka Covid19 Oo Gabi Ahaanba Badalay Hanaankii & Habdhaqankii Xil Gudasho Ee Masuuliyiinta Xukuu... Maayarkii Iyo Maayar Kuxigeenkii Degmada Sallaxley Oo Shaaciyay In Ay Ku Biireen Xisbiga Waddani! DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Maxamuud Xaashi Iyo Waxa Uu Ka Yidhi Damaciisa+ Eedaha Musu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|