|
|||||
WAJAALE NEWS
Uurcade Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Xisbiga Waddani Ku Sameeyey, Eedo Culus-na Ujeediyey Gudoomiye Ciro
April 15, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N);- Xoghayihii guud ee hore xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa waxaa uu ka hadley xil ka qaadis ay shalay ku sameyeen guddida fulinta ee xisbiga Waddani , waxaana u sheegay in xil ka qaadistaasi ay tahay mid aan sharci aheyn isla markaana aan waafaqsaneen xeerka xisbiga Waddani.
Sidoo kale Uurcade , xoghayihii hore ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu dhaliilo culus u jeediyey gudoomiyaha xisbiga Waddani oo uu ku sifeeyey in uu yahay Masuul Soomali Weyn ah waa sida uu hadalka u dhigaye.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Telefishanka CNN Oo Warbixin Ka Diyaariyey Saameynta Isbeddelka Cimiladu Ku Yeelatay Somaliland! Markii Cigaal Ku Dhawaaqay Nidaamka Xisbiyada Badan, Sababta Ugu Weyni Waxay Ahayd Inuu Dalku Kaga B... Madaxweynaha Jsl oo Maanta ka qaybgalay Furitaanka Guriyo cusub oo loo dhisay Dadka barakacayaasha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|