|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Tacsi U Diray Geerida Ku Timi Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe
April 9, 2018 - Written by Reporter:Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland General Maxamed Xasan C/laahi Jidhif ayaa waxa uu Tacsi U Diray Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Xilldhibaan Ibraahin Axmad Sh Muuse Haybe.
Waxaanu Muj /Janaral Maxamed Xasan C/laahi Jidhif tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Caruurtii,Ehelkii,Qaraabadii,Xilldhibaanadii,Saaxiibadii iyo dhamaan Bulshada S/land .Alle qabriga ha u nuuro,Alle ha u naxariisto oo Jannatu Fardawsa haka waraabiyo. Xilldhibaan Ibraahin Axmad Sh Muuse. Related posts:Maanta Waxan Cashar U Dhigi Lahaa, Kuwa La Yidhi Waxay U Mudaharaadeen Ina Iley, Sida Loo Akhriyo T... Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Iyo Waxyaabahii Ay Qoreen Wargeysyada Ingir... MADAXWAYNE,Ha U arkin Inay Is hayaan wasiirka & maareeyuhu Ee waxa Is Nacay Dhamaan Shaqaalaha Telef... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|