|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay Weerar Lagu Soo Qaaday Ciidanka Qaranka Jiida Hore
April 19, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Iyo Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed ayaa waxa ay ka hadleen weerar ay maalintii shalay ahyd ay Maamul Goboleedka Puntland Ku soo qaadeen Ciidanka Qaranka Somaliland ee Jiida hore.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|