Suldaan Mawliid Sabayse Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Waxka Qabato Dagaal Beeleedyada Ka Soo Cusboonaday Deeganada Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Mawliid Sabayse Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Waxka Qabato Dagaal Beeleedyada Ka Soo Cusboonaday Deeganada Gobolka Sanaag
April 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Suldaan Mawliid Cali Ibraahim Sabayse oo ka mid ah Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka Somaliland ahna  Suldaanka guud ee Sacad Muuse  ayaa baaq nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu ku dhexmartay Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag waxaana uu Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanadaasi ugu baaqay in ay u istaagaan sidii ay Nabad uga dhex dhalin lahaayeen Beelaha Walaalaha ah ee Dagaalku dhexmaray.

 

Sidoo kale Suldaan Mawliid Sabayse ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu Baaqay in ay waxka qabato Dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday Deegaanada Gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS