|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Xasan Gadhweyne Oo shacbiga Iyo Qaranka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Saddex Marxuum Oo Ka Baxay.
April 9, 2018 - Written by Editor:Siyaasi Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) oo tacsi tiraanyo leh u diray qoysaska, ehelada, qaraabada, asxaabta, ubadka iyo dhammaan shacbiga Somaliland ee ay ka baxeen marxuumiinta kala ah:-
Waxaanu Siyaasi Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Xasan Gadhweyne) saddexdaa marxuum Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoysaska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo dhamaan shacbiga Somaliland ee ay ka bexeena samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo Aaamin……Aaamin…..Aaamin Related posts:Godobta Magaca Qoomiyada Soomaaliyeed Lagu Galaa, Aniga Iima Taalo Ee Cidii Gasha Ayaa Lagula Xisaab... “Ma la Hayaa Dhakhtar Ku Takhakhusay Wadnaha, Maskaxda, Indhaha iyo Dhegaha?W/Q Xuseen Cali Nuur. Soomaaliya Bur-burkeeda Aduunkaa Ka Wada Socda,Waxaaney Eedey Awood Iyo Faham La,aan Caalamka Ah, So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|