Siyaasi Buubaa Oo Xukuumada Somaliland Ku Dhaliilay Inay Ka Baxdo Wadahadaladii Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Buubaa Oo Xukuumada Somaliland Ku Dhaliilay Inay Ka Baxdo Wadahadaladii Soomaaliya
April 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland kana mid ah Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani  ayaa waxa uu Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku dhaliilay inay ka baxdo Wada hadaladii ay Somaliland kula jirtay Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS