|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Iyo Badhasaabka Salal Oo Ka Hadlay Masuul Ka Socda Soomaaliya Oo Safar Ku Yimi Lowyacado
April 26, 2018 - Written by Reporter:Lowyacado (W,N):-Badhasaabka Gobolka Salal Mawliid Maxamed Nuur oo ay weheliyaan Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti, Taliyaha Laanta socdaalka Gobolka Salal iyo Taliyaha Booliska Lowyacado ayaa waxa ay ka hadleen Agaasimaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya oo safar ku yimi Magaalada Lowyacado.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|