Safiirka Somaliland U fadhiya Emaraadka Carabta Oo ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Gudoomiyaha Xisbiga Wadani, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland U fadhiya Emaraadka Carabta Oo ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Gudoomiyaha Xisbiga Wadani,
April 19, 2018 - Written by Editor:

Dubai(W,N) Safiirka Dalka Emaaraadka Ufadhiya somaliland Baashe  Cawil ayaa ka hadlay halka uu marayo xidhiidhka somaliland iyo emaaraadka carabta

Sidoo kale safiir baashe ayaa ka jawaabay eedo culus oo gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxmaan Cirro usoo jeediyay Xukuumadaha kala Danbeeyay Ee Xisbiga kulmiye Siilaanyo Iyo Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS