Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Jabuuti Iyo Baarlamaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Jabuuti Iyo Baarlamaanka
April 30, 2018 - Written by Reporter:

Djibouti (W,N):- Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo safar ku jooga Dalka Jabuuti ayaa waxa uu kulan balaadhan la qaatay Madaxwaynaha Jamuuriyada Jabuuti iyo Baarlamaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS