Odayaasha Iyo Ganacsatada Magaalada Tog Wajaale Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Dhalinyaro Waxyeelo U Gaysatay Shirkada Salma Group | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Odayaasha Iyo Ganacsatada Magaalada Tog Wajaale Oo Raali Gelin Ka Bixiyay Dhalinyaro Waxyeelo U Gaysatay Shirkada Salma Group
April 26, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N):- Odayaasha iyo Ganacsatada Magaalada Tog Wajaale ayaa waxa ay raali gelin ka bixiyeen Dhalinyaro si badheedha u soo weeraray Shirkada Salma Group ee ka mid ah Shirkadaha Ganacsiga ee Somaliland oo ay dhalinyaradaasi khasaare soo gaadhsiiyeen Ganacsiga Shirkadaasi iyagoo raali gelin ka siiyay Shirkada khasaaraha ay u gaysteen Dhalinyaradaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS