|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj, Cali Gurey Oo Shaaciyay In Uu Soo Wado Buug Lagu Kala Guuri Doono Oo Arimo Badan Kashifaya
April 4, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N) – Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa waxa uu shaaciyay in uu soo wado Buug lagu kala Guuri doono oo arimo badan Kashifaya. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|