Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayay Sidii Dalka Dib Loogu Soo Celin Lahaa Dadka Reer Somaliland Ee Qurbaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayay Sidii Dalka Dib Loogu Soo Celin Lahaa Dadka Reer Somaliland Ee Qurbaha
April 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ayaa waxa uu maanta Magaalada Hargaysa ka daah furay kulan ay soo qaban qaabisay Hay’adda IOM oo lagaga hadlayay sidii Dalka Dib loogu soo celin lahaa Muwaadiniinta Reer Somaliland ee ku dhibaataysan Wadamada Qurbaha.

Sidoo kale Munaasibadan oo ka dhaday Hutel Maansoor ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiiro Ka tirsan Xukuumada, Saraakiisha Laanta Socdaalka Somaliland, Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha, Hay’adda IOM iyo Hay’addaha Midowga Yurub.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS