Maayarka Caasimadda Hargaysa Oo Xarun Dab-damis Ka Dhagax Dhigay Degmada Maxamuud Haybe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimadda Hargaysa Oo Xarun Dab-damis Ka Dhagax Dhigay Degmada Maxamuud Haybe
April 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada, Xoghayaha Dawlada Hoose iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa waxa ay Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargaysa ka dhagax dhigeen Xarun Dabdemis

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/unRzoUMyw5E

COMMENTS
LINKS