Maamulka Degmada Wajaale Oo Fuliyay Olole Wax Lagaga Qabanayo Goobaha Biyo Fadhiisigaa Iyo Xoghayaha Oo Ka Warbixiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Fuliyay Olole Wax Lagaga Qabanayo Goobaha Biyo Fadhiisigaa Iyo Xoghayaha Oo Ka Warbixiyay
April 25, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (W,N )- Maamulka Degmada Tog Wajaale ayaa waxa ay maanta bilaabeen Hawlgal ay ku Dayactir tirayaan Goobaha Biyo Fadhiisiga ah  ee Gudaha Magaalada Wajaale, Sidoo kale Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Cabdilaahi Xasan Samaale ayaa waxa ka warbixiyay Hawlgalkan ay ku buuxinayaan Gooobahan ka dilaacay gudaha Magaalada Wajaale ee Biyo Fadhiisiga ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka  

https://youtu.be/FmsKORTObWA

COMMENTS
LINKS