Maahmaahyo-Cusub … !! Kuwii Ugu Dambeeyey Ee Sanadkan 2018ka!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maahmaahyo-Cusub … !! Kuwii Ugu Dambeeyey Ee Sanadkan 2018ka!!
April 3, 2018 - Written by Wariye:

Waxayna sameysmi karaan goor kasta oo la nool yahay.hadaba,bal ila wadaaga kuwan sanadkan soo baxay oo ila soo qiimeeya.

Dhammaan waxaan salaamaya dadka wax ku akhrista Afka-soomaaliga, waxaan idiin soo gudbinayaa maahmaahyadii ugu dambeeyey aan anigu curiyey sanadkan.anigu sidaan aaminsahay,maahmaahyadu waxay la sameysmaan dhacdooyinka iyo maalmaha. Waxayna sameysmi karaan goor kasta oo la nool yahay.hadaba,bal ila wadaaga kuwan sanadkan soo baxay oo ila soo qiimeeya.

 
1.Magafe adaa tagay Magaaladiisii.
2.Jaar xumo,waa Niyad xumo.
3.Jacayl kaa xumaadaa,Niyad-jab buu kugu ridaa.
4.Naago, Marna way ku jantaan,marna way ku jabiyaan.
5.Naag la furay,cidna uma faani karto.
6.Mushkiladda qoyska soddohdaa ka madaxweyne ah.
7.Haween waxay la culeysyihiin,Hantida.
8.Xasad iyo Xaasid,waxa laga nacay xagga ilaahay.
9.Xajna waan tagayaa,dadkana waan xaasidayaa,waa laba aan isqabaneyn!!!
10.Xaasid waxa lagu niyad-jabiyaa,Xaragada.
11.Inan iscadeysay,dib bay isku eersataa.
12.Janada jihaad

 

***Halkan waxad nagula wadaagi kartaa fikirkaaga arigtaada qodobada aad isleedahay bulshada ayay faaiido ugu jirtaa ama madaxda ayaa ay tilaamayaan***

COMMENTS
LINKS