Kulan Lagu Falaanqaynayay Sidii Haweenku Uga Qayb Qaadan Lahaayeen Doorashooyinka Soo Socda Oo Hargaysa Lagu Qabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kulan Lagu Falaanqaynayay Sidii Haweenku Uga Qayb Qaadan Lahaayeen Doorashooyinka Soo Socda Oo Hargaysa Lagu Qabtay
April 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Haweenka xubnaha ka ah Seddexda Xisbi Qaran ee Somaliland Kulmiye, Waddani iyo UCID iyo sidoo kale ururrada u ololeeya arrimaha haweenka ayaa waxa ay Magaalada Hargaysa ku qabteen kulan lagu Falaanqaynayay doorka haweenka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Doorashooyinka Goleyaasha Baarlamaanka iyo Deegaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/14aBK8Dteqk

COMMENTS
LINKS