Khilaafka Xisbiga Waddani Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Xoghaye Uurcade Oo Shirwayne Ku Baaqay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaafka Xisbiga Waddani Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Xoghaye Uurcade Oo Shirwayne Ku Baaqay
April 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade ayaa waxa uu ku baaqay Shir wayne ka dhan Gudoomiye Cirro oo uu qabanayo isagoo sheegay in Cabdiraxmaan Cirro Xilka Gudoomiyenimada  ku wareejiyo Cabdiqaadir Jirde.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS