Gudoomiye Ku-xigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Loolanka Ka Dhex Bilaabmay Kulmiye
April 9, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (W,N):- Gudoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa waxa uu ka hadlay Loolanka ka dhex bilaabmay Xisbiga Kulmiye ee ku saabsan Gudoomiyenimada Xisbiga.