Gudoomiye Cirro Oo Eedo Culus U Jeediyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi, Kana Hadlay Sicir Bararka Dalka Ka Jira | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Cirro Oo Eedo Culus U Jeediyay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi, Kana Hadlay Sicir Bararka Dalka Ka Jira
April 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu si adag uga hadlay Sicir Bararka Aafeeyay Shacabka reer Somaliland isagoo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku Eedeeyay in ay Miisaaniyadii kordhisay xili uu Sicir bararku xadhkaha goostay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS