Hargeysa(W,N):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ayaa magacaabay masuul Dhalinyaro ah kaasi oo qaban doona xil muhiim ah
gudoomiye Cirro ayaa hogaanka arimaha bulshada ee garabka dhalinyarada u magacaabay Cabdirisaaq Axmed Huuno oo ka tirsanaa xisbigaasi
Masuul cusub ee uu magacaabay ayaa kamid ah dhalinyarada firfircoon ee xisbiga ;
HALKAN KA EEG WAREEGTADA MAGACAABISTA MASUULKAN CUSUB;