Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa waxa uu ka jawaabay hadal maalintii shalay ahyd ka soo yeedhay Agaasimihii hore ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka oo ku saabsanaa markii uu ahaa Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada in uu waxka qabtay Wasaaradaasi iyo Qishqka Imtaxaankaba.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka