Gudoomiyaha Hay’adda Diwaanka Sekeda Somaliland Oo Ka Digay Xidhashada Sharabaado Ayku Qoran Yihiin Magaca Allah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Hay’adda Diwaanka Sekeda Somaliland Oo Ka Digay Xidhashada Sharabaado Ayku Qoran Yihiin Magaca Allah
April 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo ah guddoomiyaha Hay’adda Diiwaanka Sekeda Somaliland ayaa khudbadii Jimcaha ee maanta waxa uu kaga hadlay sharabaado uu ku qoran yahay Magaca Allaah (S.W) kuwaas oo lagu iibiyo Suuqyadda Hargeysa.

 

Sidoo kale Sheekh Siciid ayaa waxa uu fariin adag u diray Wasaaradda Ganacsiga Somaliland isagoo u soo jeediyay in ay ilaaliso waxyaabaha dalka loo iib keenayo isagoo ka digay Xidhashada Sharabaadadaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS