Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha
April 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in guddida joogtada ah ee golahaasi ay anshax marin ku sameysay xildhibaan ka tirsan golahaasi ka dib markii uu xildhibaanada golaha ku sheegay in ay yahiin laaluush qaatayaal.

 

Xildhibaankan ayaa lagu magacaaba Xaamud isla markaana waxaa ay guddidu joogtidu ku ganaaxdey in aanu xayn daabka golaha soo gali Karin Muddo 15 cisho ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/9LnOAvhA8q4

COMMENTS
LINKS