|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Hadlay Geerida Xildhibaan Axmed Haybe, Dhambaal Tacsi ah Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay.
April 9, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada somaliland Baashe Maxamed faarax ayaa ka Hadlay Geerida Alleha,unaxariistee marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Maanta galinkii Danbe Gudoomiyaha Golaha ayaa tacsi Udiray shacabka somaliland Golaha wakiilada iyo Qoyskii uu ka baxay Xildhibaan ibraahim Axmed Haybe oo mudo dheer kamid ahaa Golaha Wakiilada Somaliland Halkan ka Daawo Muuqaalka Gudoomiyaha golaha wakilada ; Related posts:Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Booqday Suuqa Waaheen, Kana Hadlay Doorka Ay Ka Qaadanayaan Dib Ud... Daawo: Taliyaha Ciidanka Milateriga Aaga Buuhoodle Oo Sheegay In Dagaalka Buuhodle U Dhaxeeyo Somali... Siyaasi Cali Waran-cade Oo Xukuumada U Soo Jeediyay In Talaabo Qaran Laga Qaado Beelaha Ku Dagalamay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|