Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex iyo Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Deegaanka Somaliland ayaa Baabiiyay Seerayaal si sharci daro ah loo ootay oo ku yaala Deegaanada Degmada Daarasalaam.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka