Berbera (W,N):- Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Shirkada gacanta ku haysa Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera ee SOM OIL uu saami ku leeyahay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka