|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Shidaal Wasakhaysan Oo Dalka La Keenay
April 21, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N) – Gudida dhaqaalaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay Shidaal Wasakhysan oo Dalka la keenay Iyagoo sheegeen in Golaha Wakiiladu aanay Sharciyayn Shirkada Maamusha Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera oo ay Dalka ku joogto sharci daro.
Sidoo kale Gudidan ayaa waxa ay Madaxwaynaha Somalialnd ka codsadeen in uu Gudi u saaro soo baadha hawshaasi isalamarkaana soo bandhigto Shirkada Dalka keentay Shidaalka xun.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:“Dalka Waa lagu Soo Duulay, Ee Waa In Aynu Midnimadeena Ku Difaacnaa, Ciidanka Dhaawacana Ahna, Iyo ... Cod Sir ah ; Madaxwayne Ku xigeenka Maamulka Goboleedka Puntland Oo Reerkiisa Ucalaacalaya Kana She... Gudoomiyaha Golaha Guurtidada Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelaha ku Dagaalamay Degaanka Dararwayne. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|