|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Yeeshay Kal-Fadhigii Siddeedaad Iyo Saddex Qodob Oo Ka Soo Baxay
April 12, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Kal-fadhigii siddeedaad (8aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12.04.2018, ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada.
Shirkaasina waxa lagaga dooday qodobbo ay ka mid ahaayeen amniga, maalinta qaran ee loo asteeyey dhiraynta Somaliland iyo arrimaha maamul daadejinta gobolada iyo degmooyinka.
Dood-dheer ka dib waxa shirka ka soo baxay saddex qodob oo muhiim ah:
ALLAA MAHAD LEH Maxamuud Warsame Jaamac Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.
Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Suuqa Waaheen Oo Badi Shufbeelay, Shaaciyayna Dhaqaale Hordh... Raysal-wasaare Abiye Ahmed Oo Xaalad Deg Deg Ah Kusoo Rogay Dalka Itoobiya, Xili Ay Dagaalo Ka Socda... Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dalka Kusoo Dhaweeyey Safiirka waddanka Qatar. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|