Fillo Goor Dhow Barnaamij Ay Ku Bahoobeen Wajaalenews.net Iyo Star TV. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fillo Goor Dhow Barnaamij Ay Ku Bahoobeen Wajaalenews.net Iyo Star TV.
April 27, 2018 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):shabakada wararka ee wajaalenews ayaa waxa ay idiin soo gudbin doontaa barjaamij aad u qiimo badan isla markaan lagu waraysanayo xubno ka mid ah dadka hal-abuurka illahay hibadda u siiyay.

waxan barnaajinka qayb ka ah Telefishanka (Television ka ) Star TV oo idiin daadihin doona sidoo kalena wax taageero xoogan ka qaadanaya shabakada wararka ee wajaalenews oo mar walba u taagan dhiiri galinta iyo kor u qaadida barnaamiyadda ku baxa af-ka soomaaliga si bulshadda loo gaadhsiiyo barnaamijyo tayo leh oo la xidhiidha baahiyaha aas aasiga ah ee dhinaca warbaahinta .

habbane

waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa warayso aad u xiiso badan oo aanu la yeelan doono masuuliyiinta aanu barnaamijka aanu ku soo casuunay.

waxa aan ka maqnayn dhinicii murtidda oo aanu isku dayi doono sidii aanu hortiina u keeni lahayn mid ba mid ka ay bulshadu xiisanaynayso

 

Sponsorship wjn to star

Wariye:Abdiqadir Habbane

Wajaaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS