|
|||||
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe Oo Nasiib Daro Ku Tilmaamay Hadal Buurmadow Ka Jeediyay Degmada Carmo
April 18, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu nasiib daro ku tilmaamay hadal uu dhawaan Boqor Cismaaan Buurmadow ka jeediyay Degmada Carmo oo ahaa in la kala qaado Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamul Goboleedka Puntlad ee isku hor fadhiya Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Sidoo kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa nasiib daro ku tilmaamay Go,aanka Dawlada Soomaaliya ay ku joojisay Cilaaqaadka Dhinaca Ciidamada ee Imaaraadka Carabta waxana uu sheegay in dalwada Soomaaliya ay ka abaalka dartay caawinimada uu Imaaraadku siin jiray Soomaaliya oo ay ku badhi furtay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Guddoomiyaha Jaamacada Alpha Oo Ka Hadlay Harumarka Ay Gaadhay Jaamacada Alpha Sannadihii U Dambeeye... Magaalada Berbera Oo la Ceeryoontey Dad Uu Xisbiga Kulmiye kaga Soo Daad Gureeyay Magaalooyinka W... Xukuumada Somaliland Oo Bilowday In Ay Gobolka Sanaag Ka Raafto Dadka Kasoo Jeeda Koonfurta Somaliya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|