Fanaanadii Caanka Ahyd Sahra Axmed Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyootay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaanadii Caanka Ahyd Sahra Axmed Jaamac Oo Hargeysa Ku Geeriyootay
April 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Alle ha u naxariistee goor dhawayd waxaa Cisbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargaysa ku geeriyootay Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac oo maalmihii dambe ku xanuun saneyd magaalada Hargeysa.

 

Capture

Ehelada Marxuumada ayaa warbaahinta u xaqiijiyay geerida Fanaanada Sahra Axmed Jaamac.

Sahro Axmed Jaamac ayaa la sheegay in ay fanka ku soo biirtay 1969 xiligaas oo da`adeeda ay ku sheegtay 13 sano jiro.

Inaalilaahi wa inaailahi raajucuun

 

COMMENTS
LINKS