Deg Deg Daawo: Xisbiga WADDANI Oo Xilkii Ka Qaadey Xoghayahii Guud | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Deg Deg Daawo: Xisbiga WADDANI Oo Xilkii Ka Qaadey Xoghayahii Guud
April 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Kulankii ay maanta iskugu yimadeen guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay xilkii iyo xubin nimadii ay kaga qaadeen xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Md Maxamed Cabdilaahi Uurcadey.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Gk6EdvUkPo0

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS