Deg Deg Daawo: Xisbiga Waddani Oo Hada Doortey Xoghaye Cusub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Deg Deg Daawo: Xisbiga Waddani Oo Hada Doortey Xoghaye Cusub
April 18, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay maanta dooratey xoghaye cusub ka dib markii ay dhawaan xilkii ka qaadeen xoghayihi hore Md Maxamed Cabdilaahi Uurcade.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS