Deg Deg Daawo: Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Tukaraq Gaadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Deg Deg Daawo: Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Tukaraq Gaadhay
April 6, 2018 - Written by Reporter:

Tukaraq (W,N):- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa maanta gaadhay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaanu kulamo gooni gooni ah la qaatay Odayaasha Iyo Wax-garadka Deegaankaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS