Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Ganaaxyo Dul Dhigtay Dadka Qashinka Raacisa Biyaha Roobka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Ganaaxyo Dul Dhigtay Dadka Qashinka Raacisa Biyaha Roobka
April 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N) – Xoghayaha Dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa oo maanta shir jara’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxa uu Go,aan adag ka soo saaray Dadka Xashiishka raaciya Biyaha Roobka isagoo sheegay in qofkii lagu qabto isagoo xashiishka raacinaya Biyaha Roobka lagu xukumi doono Shan milayn oo shilinka Somaliland ah iyo xadhig.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/8z2fcx8lqfw

COMMENTS
LINKS