DAAWO; Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Gudoomiye Ciro Qorshaynayo Sidii Uu Xilka Uga Qaadi lahaa Iyo fariinta Uu Udiray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Gudoomiye Ciro Qorshaynayo Sidii Uu Xilka Uga Qaadi lahaa Iyo fariinta Uu Udiray
April 10, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka wadani  maxamed cabdilaahi uurcade ayaa ka hadlay khilaaf culus oo ka dhex jira xisbiga kana digay qof sida uu xusay la damacsan yahay in xilkiisa loo dhiibo;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS