DAAWO ; Xoghayaha Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Raxmaadkii Guga Oo Ka Curtay Iyo fariinta Uu Udiray Bulshada kala Duwan Ee Reer Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Xoghayaha Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Raxmaadkii Guga Oo Ka Curtay Iyo fariinta Uu Udiray Bulshada kala Duwan Ee Reer Wajaale
April 8, 2018 - Written by Editor:

Tog Wajaale(W,N) Xoghayaha Degmada Tog Wajaale Ee Gobolka Gabiley  Cabdilaahi Xasan Samaale ayaa ka Warbixiyay Raxmaadkii Guga oo Sifiican Ugu Curtay Deeganada hoos yimaada degmada Tog wajaale.

Sidoo kale Xoghayaha ayaa bulshada ku dhaqan deegaanada hoos yimaada degmada gaar ahaan beeralayda ugu baaqay in ay ka faa,iidaystaan nimcada roobka kuna dadaalaan wax soo saarka

Dhanka kale Xoghayaha ayaa iyana ku wargaliyay  dadwaynaha reer Wajaale in ay xiliga roobka ilaaliyaan nadaafada iskana fogeeyaan waxkasta oo caafimaad daro u keeni kara bulshada .

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS