Daawo: Xildhibaankii Damiintay Buurmadow Oo Ka Hadlay Xukunka Lagu Riday Boqorka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xildhibaankii Damiintay Buurmadow Oo Ka Hadlay Xukunka Lagu Riday Boqorka
April 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Ibrahim Caraale Ruush oo hore u damiintay boqor Buurmadoow isla markaana goobjoog u ahaa xukunkii ay maanta Maxakamada Gobolka Maroodi Jeex ku riday ayaa waxa uu sheegay in waxa dhacay maanta ay tahay wax aan ku fiicnayn dowladnimada iyo madax-bannaanida garsoorka Somaliland, isla markaana aan loo ogolaan boqorka inuu is difaaco.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS